Local News

Sir la helay:M/weynaha Puntland Gaas oo Muqdisho ku wahajan iyo M/weynayaasha Maamul Goboleedyadda oo Muqdisho shir ku yeelanaya

2 years ago



Madaxweynaha Dawladda Puntland C/weli Gaas iyo 5-Wasiiradiisa ka mid ah ayaa la filayaa inay ka dhoofaan Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland.

Madaxda Maamul Goboleedyadda Jubbaland,Koonfur-Galbeed, iyo Puntland  ayaa isugu tagaya Magaaladda Muqdisho,iyadoo hadii uu Muqdisho ka dego Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas,ay Guul-Siyaasadeed u tahay Dawladda Federaalka iyo Kooxda Damjadiid oo Beesha Caalamka ka dhaa-dhicin-doono inay wada-shaqeyn wanaagsan kala dhaxayso Maamulka Puntland,hadiiba ay dhacdo Gaas inuu iska xaadiriyo Villa-Wardhiigleey.

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

 



COMMENTS
MORE STORIES