Local News

Daawo:Isimadda Dhulbahante oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Somaliland kadib qabsashadii Tukaraq

6 days ago



Qaar kamid ah Isimada Dhaqanka Gobolada SSC oo Maalmihii ugu dambeeyay Shir uga socday deegaanka Buuro-wadal ee Gobolka Sool ayaa Soo saaray Go’aano kala duwan oo ay uga hadleen Xaalada deegaanada iyo Weerarkii dhowaan ciidanka Somaliland ay ku qabsadeen Tukaraq.

Isimada ayaa ugu baaqay Bulshada deegaanka in loo midoobo Xoraynta deegaanka, waxayna shegeeen inaysan Mardambe Gacmaha Laaban doonin, Waxay Fariin adag u direen Maamulka Somaliland, Waxay sidoo kale shirkooda Laga Akhriyey Bayaan ku aadan Qabsoomida Shirwayne ay horey ugu dhowaaqeen.
Daawo: Qaar ka mid ah Isimadda Dhulbahante oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Somaliland kadib qabsashadii Tukaraq:




COMMENTS
MORE STORIES