Local News

Anigana waxaa la i dhaarinayaa December?

2 weeks ago




Hogaamiyaha mayalka adag ee  mucaaradka Kenya Raila Odinga ee diiday inuu ka qeybgallo doorasahadii Kenya ee Madaxweynaha loo doortay Uhurru Kenyatta  ayaa u sheegay taageerayaashiisa ah inuu isagana qaban-doono doono xaflad loogu dhaarin doono xilka Madaxwaynanimada Kenya


Daqiiqado ka dib markii la dhaariyay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta  ayuu Mr Odinga hadalkan ay la yaabeen Shacabka Kenya jeediyay,taasoo sababi karta qalalaaso siyaasadeed

Beesha Caalamka ayaa uga digtay Odinga inuu ka waantoobo inuu amni-darro u horseeddo Ddaweynaha Kenya oo weli aan ka kaban dhibaatadii uu gaarsiiyay sanadkii 2007,xiligaas oo Madaxweynihii hore Kibaki uu ka guuleystay doorashadda,balse markii dambe la bedellay dastuurka Kenya lagana dhigay Reysalwasaare si loo qaboojiyo xiisadihii waxqtigaas taagnaa



COMMENTS
MORE STORIES