Dhacdooyin

Xaflad Shirkadda DP-World Dekeda Boosaaso lagu wareejinayo oo hadda socota iyo Haweenaydii 360-Malyan oo Doolar Puntland u soo dhamaysay oo la filayo inay goob-joog ahaato

2 months ago




Xaflad lagu wareejinayo Dekadda Boosaaso ayaa hada ka socota gudaha Dekadda,waxaana la filayaa munaasabadan inay ka soo qeyb-galaan madaxda Shirkadda DP-World ee Imaaraadka Carabta laga leeyahay


COMMENTS
MORE STORIES