Local News

War hadda soo dhacay:Wasiirkii Dhalinyaradda iyo Cayaaraha ee Jubbaland Maxamed Aw-Libaax oo dhaawacii ka so gaaray qaraxii Muqdisho u geeriyooday

4 months ago



Wasiirkii Dhalinyaradda iyo Cayaaaraha ee Maamulka Jubbaland Maxamed Aw-Libaax oo galabta ku dhaawacmay,qaraxii Degmadda Waaberi ka dhacay ayaa dhaawacii cuslaa ee soo gaaray u geeriyooday.

Marxuum Aw-Libaax ayaa lagu xasuusataa,inuu ka mid ahaa 6-dii saxiixayaasha shirarkii Garoowe1 iyo Garoowe2,isagoo xiligaas madax ka ahaa Ururka Ahlusunnah-Waljameeca,waxaana mudooyinkii ugu dambeeyay uu ku noolaa Jubbaland oo Wasiir uu ka ahaa,waxaana la filayaa Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo Maamulkiisa inay ka hadlaan geeridda naxdinta badan ee Wasiirka ku timid.

Marxuum Aw-Libaax ayaa u safan-jiray una cayaari-jiray Kooxda Sade-Daarood,hadii aan nahay Bahda Shacabkamedia,wxaaan Tacsi tiiiraanyo leh u direynaa,Shacabka-Soomaaliyeed,qaasatan Shacabka Jubbaland

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-X─▒shoono

Email:Shacabkamedia@live.com



COMMENTS
MORE STORIES