Local News

Ha loo duceeyo Muqdisho oo markale qarax lala beegsaday(Saldhiga Booliiska Degmadda Waaberi oo Qof naftiisii halaagay uu isku qarxiyay

4 months ago



War Kasoo baxay Argagaxisadda  Al Shabaab ayay ku sheegatay mas'uuliyadda qarax xooggan oo ka dhacay saldhigga Booliiska Degmadda Waberi

Argagaxisadda ayaa ku faantay in weerarka uu fuliyay qof naftiisii halaagay sida ay baahisay idaacadda  Andalus ee taageersan Kooxda Shabaab

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in dhimashadu ay ka badantahay 10 Askari iyo dhaawaca tobaneeyo kale, waa weerarkii 2-aad oo sedax maalmood gudahood ka dhaca magaalada Muqdisho waxaana weeraradan mas’uuliyadooda sheegtay Xarakada Al Shabaab.

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com



COMMENTS
MORE STORIES