Local News

War hadda soo dhacay:Alshabaab oo ku faantay inay xasuuqeen 61-Askari oo Ciidamada Puntland ka tirsan ayna ku jiraan Saraakiil qabsatayna 16-Gawaari oo Dabaabaad ah:Qalinkii:Horumarkii laga d

4 months ago




Argagaxisadda Alshabaab ayaa ku faanay,saaka waaberigii xili saxuur ay baduuqayeen,Ciimadda Puntland inay ku xasuuqeen Deegaanka Af-Urur oo qiyaastii 70-Km u jirta Boosaaso

Weerarku wuxuu billawday xiligii saxuurta, wuxuuna socda in ka badan saddex saacadood,waxayna Alshabaab 16-Gaari oo dabaabaadc ah inay qaniimeysteen,ilaa kiyo hadda si rasmi ah loo maoga qasaaraha ka dhashay weerarkaas oo ay sheegatay kooxda Shabaab.


Wasiirka amniga ee Puntland oo ka tirsan Xukuumadda XafladJooga Cabdi Cali Qarjab oo aan  la xiriirnay ayaa noo xaqiijiyay weerarka, wuxuuna beeniyay Sheegashada ururka Al-Shabaab ee tirada askarta ay dileen, wuxuuna intaas ku daray in saldhigga uu haatan gacanta ugu jiro ciidammadada dowladda, balse wuxuu ka gaabsaday in uu bixiyo faahfaahin intaas ka baxsan.

Weerarkan ayaa ku soo beegmay,xili Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas uu mashquulsan-yahay,muddo 2-sanno ah in xukunka loogu darro,waxaana sidoo kale uu mashquulsan-yahay,sidii 500-Qoys oo Reer Guuraaga ah Sacad iyo Saleebaan ka tirsan,Deegaano daaqsin loogca siin lahaa Xarfo,Bacaadweyn iyo Balibusle.

Source:BBC

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com



COMMENTS
MORE STORIES