Local News

Madaxda Maamul Goboleedyadda oo Muqdisho looga yeeray iyo M/weynaha wareega ee Puntland oo durba Xamar iska xaadiray(Maxaa loogu yeeray?

6 months ago



Madaxda Maamul Goboleedyadda ayaa looga yeeray ilaa usbuucan gudihiis,inay Muqdisho iska soo xaadirayaan,waxaana durba Gaalkacyo ka duulay Madaxweynaha Wareega ee Puntland C/weli Gaas.

Horjoogayaasha Maamul Goboleedyadda,ayaa waxaa Xamar uga yeeray Madaxweyne Farmaajo iyo Reysalwasaare Xasan Bille,si loola socod-siiyo ajandaha looga hadlayo shir London ka dhacaya,,waxaana shirkan maamulaya Dawladda Federaalka,oo warqadaha casumaadda Muqdisho ka soo siin-doonto Madaxda Maamul Goboleedyadda.

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

 



COMMENTS
MORE STORIES