Local News

Reysalwasaare kuxigeenka Turkiga oo 52 gawaari iyo warshad dhismo ku wareejiyay Reer Muqdisho

6 months ago



Reyswasaare ku xigeenka dalka Turkiga  Veysi Kaynak oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ayaa Gobolka Banaadir ku wareejiyay 52 gawaarida oo ka kooban,Katarabiilo,Iska rogayaal iyo gawaari loogu tala galay qashinka Xamar in loogu qaaddo.

Qalabkaan ayaa waxaa Reysalwasaare kuxigeenka Turkiga ka guddoomay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo ka mahad celiyay deeqda Reer Muqdisho la soo gaarsiiyay.

Shacabkamedia-Oslo-Norway

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com



COMMENTS
MORE STORIES