(Waligaa ma maqashay Dad la qalanayo kadibna Beerka,Kelyaha,Sambabada,Wadnaha lagala baxay oo xubnaha jirkooda la iibgeynayo ?

2012-12-25 03:25:22

(Waligaa ma maqashay Dad la qalanayo kadibna Beerka,Kelyaha,Sambabada,Wadnaha lagala baxay oo xubnaha jirkooda la iibgeynayo ?hadii jawaabtaadu tahay (Maya)(Daawo-Dhacdadan Foosha xun)

Waligaa maskaxda  ma galisay? in Qarnigaan 21-aad adduunka aan ku nool nahay lagu arkayo koox Burcad Dad Qalato ah oo inta ay dadka soo af-duubtaan ayaga oo nool intay qalaan, dabadeedna kala baxa xubnaha qaaliga ah ee jirkooda.

Sida aad Video-ga hoose ka daaan doontaba, waxaa jirta in koox Burcad Dad Qalato ah oo si weyn u hubeysan ay ka dilaacday inta u dhaxeysa wadamada Suudaan iyo Liibiya, kuwaaso nasiib daro dadka ay inta badan soo afduubtaan oo u badan Tahriibayaal naftooda kala soo cararay Soomaaliya iyo Itoobiya  intay buuro dhexdood la tagaan gowraca, dabadedna beerka, wadnaha, kaliyaha iyo sambabka kala baxa,kadibna u iibgeeya dalal ay Israel ka mid tahay .

Digniin:  Maadaama qofkii daawada Video-ga hoose laga yaabo in uu si weyn u calool xumaado ama qalbigiisa isu badalo, waxaan ku talineynaa in aanay daawan caruurta iyo dumarka Uurka leh ama qof kasta oo qalbi jilacsan.

Daawo sida loo qalanayo Qaxooti ay ka mid yihiin Soomaali,Sudan iyo Itoobiyaan Tahriibaya:

{youtube width="500" height="400"}pwJ4A4BYXZM" frameborder="0" allowfullscreen>

Comments

Opinions