Naag kaa dheer ha Jeclaan?(Sawirka Maanta ee Shacabkamedia)

2012-12-24 23:21:52

Naag kaa dheer ha Jeclaan?(Sawirka Maanta ee Shacabkamedia)

Gaaboow waxa uu taagan yahay :


Yarta dheerey haddaad dhuunta mari lahayd sida dheeftaan calooshaa ku dhigan lahaa .sida dhoola hilaacaa ama dhayska jaruurta dhex yareey dhaayahayga wey ku dhawranayaa kuma dhaafi karaayee dhooleey dhexda ma is qabsanaa,afka dhuxusha iyo dhabanada carfoon markan dhawray buu dhiigu boqol i tagay

hidi hidi hidi

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-X─▒shoono

Email:Shacabkamedia@live.com

Comments

Opinions