Natiijadda doorashadda Kenya oo goordhaw lagu dhawaaqayo

2017-08-11 14:02:01

Natiijada ugu danbaysa doorashadda kenya ayaa looga dhawaaqi doonaa saacadha soo socdda xarunta Bomas, halkaas oo ay isugu tageen musharixiinta ku loolamaya doorashadda Madaxweynaha ee Kenya

Taageerayaasha xisbiga Jubilee ee Madaxwayne Uhuru Kenyatta ayaa isugu yimi xarunta looga dhawaaqayo natiijada doorashada Kenya

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-X─▒shoono

Email:Shacabkamedia@live.com

Comments

Opinions