Taliye xigeenkii Saldhiga bartmaha Boosaaso oo la dilay:Qalinkii:Horumarkii laga dhaxlay Xukuumada Xaflad-Joog

2017-08-09 08:59:16

Xafiiska Shacabkamedia ee Boosaaso ayaa daqiiqaddo ka hor,waxaa soo gaaray,war sheegaya in agaagarka Maxkamadda darajadda koowaad  lagu dilay Taliye ku xigeenkii Saldhiga bartamaha Boosaaso Cali Cabdi Muuse.

Ilaa iyo hadda ma jiro cid loo qabtay dilkiisa,iyadoo dableydii dilkiisa ka dambeeyay ay baxsadeen,waxaana socda baaritaan ku saabsan dilkiisa

Comments

Opinions