Geeri naxdin badan:Dhakhtarkii caanka ahaa ee Neerfaha ku taqasusay Dr Maxamed Jaamac Salaad Takar oo Talyaaniga ku geeriyooday:

2017-08-09 08:19:19

Inaa lilaahi wa Inaa Ilayhi raajicuun geeridu waa xaq jannadii FARDAWSA allaha ka waraabsho waxaa Dalka Talyaaniga ku geeriyoooday  Dr Mohamed Jaama Salaad  oo ka mid ahaa Dhaqaatiirta Afrika ugu caansan ee ku taqasusay Cuduradda Neerfaha,samir Iyo iimaan allaha naga wada siiyo AAMIIN

Dr Mohamed Jaamac waqtigisii Iyo Aqoontiisii intii noolaa waxuu galiyay dadka Iyo Dalka Somaaliyeed waxuu ahaa wadani Somaaliyeed ilaahay wanaagiisii Iyo siduu dadka u daryeeli jiray Allaah ha ku   Abaal mariyo abaalkii iyo asxaankii uu dad badan u sameeyay.

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa,qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday,qaasatan Reer Salaad Takar oo Daafaha Dunidda ku kala nool.

Comments

Opinions