Akhriso:Wasiiradii Puntland ee laga sugayay M/weynaha Xaflad-Joog oo lagu dhawaaqay(kuwii hore iyo kuwo cusub oo liiska ku jira:Qalinkii:Jug-Jug meeshaadda joog:

2017-08-07 10:45:05

Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Cabdweli Maxamed Cali(Gaas)oo xukuumadiisa la ridday,aya markale ku dhawaaqay Xukuumad Cusub,waana Madaxweynihii ugu horeeyay ee Puntland oo xukuumad uu dhisay ay xilka ka xayuubiyeen Baarlamaan Puntland.

Lama yaqaan muddo 1-sanno iyo 4-Bilood oo Madaxweynaha Xaflad-Joog xilka uga hartay,qaabka uu kalsooni uga heli karo Shacabka Puntland oo isku raacay,inuu yahay Madaxweynihii ugu liitay uguna been-badnaa ee Puntland soo mara,waxayna ka shaki qabaan,inaysan haba yaraatee muddo 1-sanno iyo 4-Bilood uusan Gaas waxba ku soo kordhin doonin Shacabka Dhul-Udug oo la daala-dhacaya lacagaha faalsadda ee Madaxtooyadda Boosaaso lagu daabaco.


Liiska Wasiirada kuwii hore iyo kuwa cusub :


1. Saalax Xabiib Jaamac Wasiirka Cadaaladda, iyo Arimaha Diinta
2. Cabdulaahi Cali Xirsi Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose
3. Axmed Cabdulaahi yusuf Dowlad – Wasiirka Amniga iyo DDR
4. Cabdulaahi Siciid Carshe Wasiirka Maaliyada
5. Shire Xaaji Faarax Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriir Caalamiga ah
6. Cabdiftaax Siciid Caynab Wasiirka Dastuurka Iyo Arimaha Fedraalka
7. Abshir Ow Yusuf Ciise Wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta
8. Dr. Cabdinaasir Cismaan Cowke Wasiirka Caafimaadka
9. C/rixmaan Barkhad Warsame , Wasiirka Howlaha Guud, Gadiidka iyo guryenta
10. Siciid Maxamed Raage Wasiirka Dekedaha iyo Amniga Badaha Puntland
11. Axmed Cilmi Cismaan Karaash wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada
12. Maryan Axmed Cali Wasiirka Hormarinta Haweenka
13. Cabdi Xirsi Cali Qarjab Wasiirka Warfaafinta iyo Boostada
14. Cabdiwali Xirsi Cabdule Indha guran Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha
15. Cabdulaahi Sh. Axmed Wasiirka Xanaanada Xoolaha
16. Cabdinuur Cilmi maxamud Bindhe Wasiirka Beeraha iyo Waraabka
17 .Dr. Cali Cabdulaahi Warsame Wasiirka Deegaanka
18. Cabdirshiid Maxamed Xirsi Wasiirka Kaluumeysiga iyo kheyradka Badda
19. Cabdi khadar Faarax Shaaciye Wasiirka Dib U dhiska iyo Maalgashiga
20. Cabdiraxman Sh. Axmed Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha

Qalinkii:Jug-Jug meeshaadda joog

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

Comments

Opinions