Geeri naxdin badan:Ganacsade iyo Samafale Dhoomis Aadan Sheekh-Doon(Raximahullaah) oo Geeriyooday iyo Tacsi tiiraanyo leh oo Reer Aadan-Sheekh-Doon loo dirayo

2017-05-15 21:07:01

Inaa li-laahi waa inaa ileyhi raajicuun,Geeridu waa Xaq qofkasta oo anaga naga mid ah sugeysa,ma dhinte waa Allaah,waxaa saacad ka hor Isbitaal Magaaladda Gaalkacyo ku geeriyootay Marxuum Ganacsadde Dhooomis Aadan Sheekh-Doon oo ka mid ahaa Ganacsadayaasha Soomaliya ugu caansan,waxaana Marxuumka lagu xasuustaa dhanka Samafalka iyo u gargaaridda Shacabka Masaakiinta ah

Waxaan Tacsi Tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan Caruurtii  Marxuumka,Qoyskiisa iyo ehelkiisa,qaasatan Reer Aadan Sheekh-Doon

Samir iyo Iimaan Allaha naga siiyo geeridiisa,Qabrigiisana Allaha u Nuuriyo,Janadii Fardawsana Allaha waraabiyo  Aamin Yaa Rabbi.

Qalinkii:Maamulka Sh-Media

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

Comments

Opinions