Qarax Muqdisho ka dhacay oo si xun loogu dhaawacay Hormuud Jaamacadeed

2017-05-05 21:28:43

Hormuudkii Jaamacadda Horseed-Universaty ee Magaaladda Muqdisho,Macalin  C/kariim  Sheekh Maxamuud ayaa gaari uu watay lagu qarxiyay Nawaaxiga Baar-Fatxi oo Taleex ku yaal.

Dhaawac aad u culus  ayaa ka soo gaaray qarax loogu xiray gaarigiisa, wuxuuna qaraxaas ku waayay mid kamid ah lugihiisa,sidda uu xog ku helay Tooshka Wareega ee Sh-Media

Meel aan sidaas  ka fogeyn halka qaraxan ka dhacay,ayaa sidoo kale,waxaa Jimcihii hore ka badbaaday Xildhibaan Abuukaate oo katirsan Xildhibaanadda Baarlamaanka oo nasiib-wanaag,kolkii uu gaariga uu ka soo dagay uu qarxay.

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

Comments

Opinions