Xildhibaan Mahad Salaad oo Kooxda H/Gidir u safta oo sharci daro ku tilmaamay Xilka qaadistii Hanti-dhowrka ee lagu tuhmayo dilka Wasiir Marxuum Siraaji

2017-05-05 19:37:55



Xildhibaan ay isku beel yihiin,Handhi-dhawrkii Qaranka Abuu-kaati Nuur Jimcaale,una cayaaraha Kooxda H/Gidir ayaa si bareer ah u la saftay shaqsi looga shakisan-yahaya,dilka Wasiir ka tirsan Xukuumadda Reysalwasaare Xasan Bille,isagoo ku tilmaamay,xilka qaadistii lagu sameeyay go*aan khaldan oo hareermarsan sharciga Tolka.

Xildhibaan Mahad Salaad Barlamaanka ayaa sharci daro ku tilmaamay qaabkii loo maray xilka qaadistii lagu sameeyay Jimcaale,waxaana uu ku doodayaa ,Golaha Wasiirada inaysan xaq ulaheyn iney xilka qaadis ku sameeyaan hanti dhowraha qaranka ee lagu truhmayo dilka Wasiir Marxuum Siraaji Cabaas

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-X─▒shoono

Email:Shacabkamedia@live.com

Comments

Opinions