Cadeyn(Original-Document)R/wasaare Xasan Bille oo Digniin Xoogan udiray Wasiir Beyle ugana digay Canshuur kordhin inuusan ku sameyn karin Ganacsatadda

2017-05-03 00:45:59



Warqad qoraal ah oo kasoo baxday xafiiska Reysalwasaare Xasan Bille ayaa lagu sheegay iney jiraan waxyaabo muujinaya in la doonayo in si aan sharci aheyn loo kordhiyo canshuuraadka taasna ay tahay masuq maasuqa ay la dagaalamayaan.


Dhawaan ayaa ganacsatada qaadka ay ka caroodeen amar kasoo baxday Wasiirka Maaliyadda Bayle kaas oo lacago badan ku kordhiyay canshuurtii kadibna waxaa ay diyaarihii qaadka uweecdeen dhanka magaaladda Jowhar.

Amarka kasoo baxay reysalwasaaraha ayaa kusoo aadaya xili maalmihii laso dhaafay la ogaanayay inuu jiro khilaaf udhaxeeya labada masuul ee Kheyre iyo BEYLE taasna ay keentay in xafiiska Ra’isul wasaaraha uu maamulo Wasaarada Maaliyadda

Comments

Opinions