Hambalyo Dhalasho:Kaftanka Maanta ee Sh-Media

2017-05-02 00:15:53

Waxaan halkan Hambalyo dhalasho kal iyo laab ah uga dirayaa Ri*da Habaryarteey ee lagu magacaabo (Naasacad)oo xalay Waxar ku dhashay baadiyaha Balibusle waxartaas oo loo bixiyay (Caddo)

Waxaan leeyahay soo barbaar oo noqo tii lagu farxo,taranto oo Orgiyo iyo Waxaro badan dhasha,kuwo la qasho iyo kuwo la dhoofiyaba Aaamiin.

Qalinkii:Kaftanka Maanta ee Sh-Media

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-X─▒shoono

Email:Shacabkamedia@live.com

Comments

Opinions