Xiisad ka taagan Gobolka Galgaduud iyo Dad Shacab ah oo lagu laayay

2017-04-30 22:52:30

Wararka inaga soo gaaraya Deegaano ka tirsan Gobolka Galgadud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas ay caawa ka taagan tahay Xiisad u dhexeysa Labo Maleeshiyo Beeleed.


Xiisada ayaa ka taagan inta u dhexeysa Deegaanada Gadoon iyo Xiindheere oo Gobolka Galgaduud ka tirsan.


Waxaana Xiisadani timid kadib markii Maleeshiyo beeleed Abaabulan ay weerareen meel ay ku noolaayeen Dad Rayid ah.


Maleeshiyaadkaasi ayaa dilay 2 qof halka ay dhaawaceen 2 kale oo mid ka mid ah uu yahay wiil 3 jir ah waa ay dhaawaceen sida dadka deegaanka ay ay inoo xaqiijiyeen.


Inta badan Deegaanada Gobolka Galgaduud waxaa mudoo yinkii u dameeyay ka dhacayey dagaal beeleed khasaaro dhimasho iyo dhaawac geestay

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-X─▒shoono

Email:Shacabkamedia@live.com

Comments

Opinions