Geeri Naxdin badan:Allaha u naxariisto Halgamaa Maxamuud Daahir Seed(Sanweyne)Tacsi tiiraanyo leh oo Caruurtiisa, Reer Seed,Reer Godo-Godo,Reer Orod-Dheer aan u direyno

2017-04-10 15:43:47

Inaa li-laahi waa inaa ileyhi raajicuun,Geeridu waa Xaq qofkasta oo anaga naga mid ah sugeysa,ma dhinte waa Allaah

Waxaan Tacsi Tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan Caruurtii uu ka geeriyooday  Halgamaa  Maxmuud Daahir Seed(Sanweyne)oo Dalka Sweden ku geeriyooday,dhamaan caruurta uu Abtiga,Adeeradda iyo Awoowaha u yahay,qaasatan waxaan sidoo kale tacsi u direynaa,Reer Seed, Reer Godo-Godo iyo Reer Orod-Dheer.

Samir iyo Iimaan Allaha ka siiyo geeridiisa,Qoyskii iyo Qaraabadda, waxaan Allaah uga baryeynaa inuu Qabrigiisa u nuuriyo,Kitaabkiisana maalinta yoowmul-qiyaamo gacnta midig ka siiyo,Janadii Fardawsna Allaha waraabiyo Aamin Yaa Rabbi.

Qalinkii:Maamulka Sh-Media

Comments

Opinions