Geeri Naxdin oo badan Bursaalax ka dhacday iyo Tacsi Tiiraanyo leh oo loo dirayo Reer Seed Kooshin geeridii ku timid Nabadoon Cali Seed.Qalinkii:Maamulka Sh-Media

2017-03-18 04:36:18


Inaa li-laahi waa inaa ileyhi raajicuun,Geeridu waa Xaq qofkasta oo anaga naga mid ah sugeysa,ma dhinte waa Allaah,waxaan Tacsi tiiraanyo leh u direynaa Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Nabadoon Cali Seed Kooshin oo Magaaladda Bursaalax ku geeriyooday.

Nadoonka ayaa caanka ahaa Ciid iyo Caduun Waxaan Tacsi Tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan Caruurta Marxuumka oo kala joogta daahafa Dunidda
Samir iyo Iimaan Allaha naga  siiyo geeridiisa Qabrigiisana Allaha u Nuuriyo,Waxaan Allaah uga baryeynaa inuu Qabrigiisa u nuuriyo,Janadii Fardawsna ka waraabiyo Aamin Yaa Rabbi.

Qalinkii:Maamulka Sh-Media

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

Comments

Opinions