Boris Johnson oo safar aan horey loo shaacin oo dhuumasho ah Muqdisho ku tagay xili uu ku wahajnaa Kampala iyo sirta ka dambaysa booqashadiisa?

2017-03-15 06:59:28

Wasiirka Arimaha Dibadda ee Ingiriiska Boris Johnson ayaa safar aan horey loo shaacin oo dhuumasho ah ku tagay Magaaadda Muqdisho,waxaana safarkiisa loo qariyay dhanka amaanka.

Sirta ka dambaysa booqhashadiisa ayaa lagu sheegay,inuu warqaddo casumaad ah gaarsiin-doono Madaxweyne Farmaajo iyo R/wasaare Xasan Bille inay Bisha shanaad ee May inay Magaaadda London ka soo qeybgalaan shir looga hadlayo arimaha Soomaaliya.

Saacadaha kooban uu Muqdisho joogo ayaa la filayaa inuu la kulmo Madaxweynaha Dawladda Federaalka  iyo Reysalwasaare Xasan Bille,kadibna waxaa uu ku soo wajahan-yahay Magaaladda Kampala ee caasimadda Ugandha oo muddo 2-maalmood.

Shacabkamedia-Jinja-Ugandha

Runta Kama-X─▒shoono

Email:Shacabkamedia@live.com

Comments

Opinions