Daawo:Haweenay ku dhalatay bilaa Cambar(Vagina)oo loo abuuray xubinta taranka

2017-03-15 04:52:16

Haweeney ku nool gobolka Georgia ee dalka Mareykanka oo ku dhalatay mucjiso rabbaani ah iyadoo aan laheyn xubinta taranka(Vagina) ayaa hadda rajeyneyso in ay noqoto qoys, kadib markii dhaqaatiirka ay u sameeyeen xubin taran iyo ilmo galeenka.


Haweeneydaan oo qaliin heer caalami ah lagu sameeyay ayaa hadda awoodo iney sameyso galmo iyo in ay wax dhali karto, rajadeeduna tahay inay qoys abuurto.


Devan Merck oo 23 jir ah ayaa markii ay dhalaneysay laheyn xubinta taranka ee naagaha, taasoo nolosheeda hoos u dhigtay, laakiin hadda rajadeeda wanaagsan tahay, waxaana qeybo ka mid ah jirkeeda looga abuuray xubinta taranka.

Source:Warfaafiye

Daawo:Haween ku dhalatay bilaa Cambar(Vagina)oo loo abuuray xubinta taranka

Shacabkamedia-Jinja-Ugandha

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

 

Comments

Opinions