Markab Imaaraadka Carabta laga leeyahay oo Shiidaalka qaadda oo Burcad Badeed Xeebaha Puntland ku afduubatay iyo Ciidamo ku baxay Xeebta Raascaseyr

2017-03-14 14:38:39

Markab laga leeyahay Dalka Imaaraadka-Carabta oo ah nooca Shiidaalka qaadda ayaa gacanta u galay Burcad badeed,xili uu marayay Badda Puntland.
Markabkan xamuulka Shiidaalka sidda ayaa  lala aaday Deegaanka Raascaseyr,waxaana socda dadaal Ciidamadda Imaaraadka Carabta iyo kuwa Puntland oo is-kaashaanaya ay ku furanayaan Markabkan Saliidda qaadda.

Shacabkamedia-Jinja-Ugandha

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

 

Comments

Opinions