Daawo:Muuqaalkan Geed ma aha ee waa Qof Alle siddan u abuuray:Qalinkii:Mucjisada Maanta

2017-03-10 05:33:02

Qofkan kuu muuqdda ma aha Geed ee Beni-aadan la ildaran cudur Rabbaani ah oo alle xaggiisa ugu yimid.waxaana dhibanahan uu ku nool yahay  Dalka Bangladesh


Dadka oo dhan ayaa ka carara kolka ay muuqaalkiisa arkaan,balse nasiib-wanaag Aabe Shadot Hussein oo 47-jir ah waxaa uu qabaa Xaas baariyad ah oo 24-saac ka warhaysa xaaladiisa,waxaana ay u heystaa Wiil 10-jir ah,kamana faanto Ninkeeda Geedka isu bedelay inay raashinka hal weel ku wada cunaan

Daawo:Muuqaalkan Geed ma aha ee waa Qof Alle siddan u abuuray:Qalinkii:Mucjisada Maanta:

Shacabkamedia-Jinja-Ugandha

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

Comments

Opinions