Soomaalida Iswiidhan oo markii ugu horeeysay yeeshay duuliye diyaaradeed

2017-02-17 08:07:24


Yoonis Maxamed Cumar Wardheere. Waxaa uu ka mid yahay dhalinyaradda soomaaliyeed ee ku dhashay magaaladda Göteborg ee caasimadda labaad Iswiidhan islamarkaasina ku bar baartay, kagana  baxay  dugsiga sare iyo kuliyadda Ciidamadda cirkaga.


Haatan waa duuliye ka mid ah duuliyeyaasha dalka, wuxuuna ka howlgalaa diyaaradaha iskaga kala gooshta Holland iyo Ingiriiska.

Waa soomaaligii ugu horeeyey ee noqda duuliye diyaaradeed Dalka Sweden, inkastoo soomaalida Iswiidhan lugu tiriyo qowmiyadda keliya ee aan horumar muuqan ka sameeyn dalkaan marka loo eeggo qoowmiyadaha shisheeye ee xilliyada kala duwan dalkaan soo galay, hadana mudooyinkii igu dambeeyey waxaa la arkayey is badal weyn oo ay soomaalidu ku taloowsaday dhinac kasta. Tiiyo ay weli jirto ayaan hadana la bar bar dhigi karin qoowmiyadaha kale

Shacabkamedia-Jinja-Ugandha

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

Comments

Opinions