Waan Farmaajeysanahay oo Waxaa igu dhacay Cudurka(FV)(Farmaajo-Virus):Oraahdaan ayaa noqotay Ereyadda ugu badan ee ay ku kaftamaan Dhalinyaradda Jinja

2017-02-14 06:17:12

"Waan farmaajeysanayahay oo waxaa igu dhacay cudurka(FV)(Farmaajo-Virus"ayaa ka mid ahaa ereyo ay ku kaftamaan dhalinyaro ku suggan Magaaladda Jinja ee caasimadda 2-aad ee Dalka Ugandha.

Goobaha laga cunteeyo ee Geyre,IGAR iyo Space-Cafe ee Magaaladda Jinja ayaa oraahda Farmaajo-Virus ka noqotay hadaladda ay ku kaftamaan dhalinyaradda

Magaalooyin badan oo Daafaha Dunidda ku yaal ayaa caan ka noqotay maalmihii ugu dambaysay,dhalinyaro badan inay isku dacaayadeeyaan ereygan xamaasadda iyo laablakaca ku dheehan ee Farmaajo-Virus(FV)

Shacabkamedia-Jinja-Ugandha

Runta Kama-X─▒shoono

Email:Shacabkamedia@live.com

Comments

Opinions