Shaxda Rasmiga Ah Ee Burnley v Chelsea:Pedro Oo Mar Kale Lagu Soo Bilaabay & Willian Oo Kursiga Keydka Saaxiib La Noqday

2017-02-12 12:45:33


Tababare Antonio Conte ayaan wax isbedel ah ku sameynin shaxdiisa isagoo weli ku soo shirtagay qaab ciyaareedka 4-3-3, xiddiga qaab ciyaareedka wanaagsan ku jira ee Pedro ayaa mar kale shaxda kala baxay Willian oo ka soo muuqda kursiga keydka.


Kooxda Blues ayaa dooneysa inay sii xajisato hogaanka horyaalka Premier League oo ay haatan 9 dhibcood kaga hayaan kooxda kaalinta 2aad ee Tottenham, waxaana guul ay gaaraan maanta ay keeni doontaa inay 12 dhibcood ku qabtaan hogaanka Premier League.


Kooxda Burnely ayaase ah koox ku adag gurigeeda waxaana ay raadinayaan inay kulankii lixaad oo isku xigta ku badiyaan garoonka Turf Moor

SHAXDA RASMIGA AH:


Chelsea: Courtois; Azpilicueta, Luiz, Cahill; Moses, Kante, Matic, Alonso; Pedro, Hazard, Costa


Keyd: Begovic, Zouma, Ake, Chalobah, Fabregas, Willian, Batshuayi.


Burnley: Heaton, Lowton, Keane, Mee, Ward, Boyd, Barton, Westwood, Brady, Gray, Barnes


Keyd: Robinson, Flanagan, Arfield, Vokes, Darikwa, Gudmundsson, Tarkowski

Source:Laacib

Shacabkamedia-Jinja-Ugandha

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

 

Comments

Opinions