Maxaad ka taqaan arin Mucjiso ah oo ay iska shabahaan Doorashadii C/laahi Yuusuf iyo Farmaajo?Qalinkii:Mucjisadda Maanta

2017-02-10 06:00:33

Arin Mucjiso ah ayay iska shabahaan doorashooyinkii Madaxweynanimadda ee C/laahi Yuusuf Axmed iyo Maxamed C/laahi Farmaajo.ad

Codad gaaraya 184-Cod ayuu M/weyne ku noqday Marxuum C/laahi,halka Farmaajo uu isna Madaxweyne ku noqday codad gaaraya 184-Cod.

Qalinkii:Mucjisadda Maanta

Shacabkamedia-Jinja-Ugandha

Runta Kama-X─▒shoono

Email:Shacabkamedia@live.com

Comments

Opinions