Daawo:3-Haween ah oo Ninkoodii u guuriyay Xaaskii 4-aad:Qalinkii:Guurka Maanta

2017-01-09 09:11:44

Waxaa magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ka dhacday Dhacdo ku inta badan ku Cusub dhegaha Soomaalida, Kadib Markii Nin Soomaaliyeed oo horey u Qabay Sadex Dumar ah uu Guursaday Haweenayadii 4-aad, Waxayna sheekada Xiisaha badan Noqotay markii ay Arooska dhigeen Sadexdii uu horey u Qabay.
HALKAN KA DAAWO VIDEO

Eng. Bashiir Yuusuf Jaamac ayaa ka warbixiyey Sida uu dhisay Afarta Qoys iyo sida Sadexda Dumarka ah ay ku dhiseen Xaaskii ugu danbaysay, Wuxuuna sheegay inuu Guusha ku gaadhay Cadaalad uu sameeyay, Sidoo kale wuxuu sheegay inay Noqotay Dhacdo dad badan dhiiri gelin u noqotay

Daawo:3-Haween ah oo Ninkooodii u guuriyay Xaaskii 4-aad(Dhaco xiiso leh oo Burco ka dhacday:

Shacabkamedia-Jinja-Ugandha

Runta Kama-X─▒shoono

Comments

Opinions