Geeri Naxdin badan oo Gaalkacyo ka dhacday iyo Tacsi Tiiraanyo leh oo aan u dirayno Reer Xasan Guufe,qaasatan Hodan Guufe oo UK deggan:Qalinkii:Maamulka Sh-Media

2017-01-07 09:58:20

Inaa li-laahi waa inaa ileyhi raajicuun,Geeridu waa Xaq qofkasta oo anaga naga mid ah sugeysa,ma dhinte waa Allaah.

Allaha u naxariistee Adeer Maxamed  Xasan Guufe oo ka mid ahaa Nabadoonadda Beesha Maxamed Faarax ayaa ku geeriyoday Isbitaalka GMC ee Magaaladda Gaalkacyo.

Waxaan Tacsi Tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan Caruurta Marxuumka ee Reer Xasan Guufe,qaasatan Hodan Guufe oo UK deggan.

Qoyskii iyo Caruurta Marxuumka uu ka geeriyooday waxaan idiin leenahay Adeer dhamaantayadaba Samir iyo Iimaan Allaha naga siiyo,Waxaan Allaah uga baryeynaa inuu Qabrigiisa u nuuriyo,Janadii Fardawsna ka waraabiyo Aamin Yaa Rabbi.

Qalinkii:Maamulka Sh-Media

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

Comments

Opinions