Yaa ku guuleystay Koobkii Dhalinyaradda Somaalidda ee Jinja lagu qabtay?

2017-01-06 10:28:05

Hambalyo Kooxdii Dhalinyaradda Soomaalidda ee ka socotay Kampala ayaa 2-0 ku garaacday Kooxdii Jinja ee martidda loo ahaa.

Hadii aan nahay Bahda Shacabkamedia ee Jinja Ugandha,qaasatan Kaameeradda  Wareegta waxaan u Hambalyeynaynaa Dhalinyaradda Kansanga-Stars ee Kampala ka socotay yo Kooxda Space ee Reer Jinja ee martidda loo ahaa.

Shacabkamedia-Jinja-Ugandha

Runta Kama-X─▒shoono

Email:Shacabkamedia@live.com

Comments

Opinions