Mucjiso Garoowe ka dhacday iyo Qaalin Yar oo Geel ah oo baadi ah rafaad iyo gaajana ka muuqdo oo albaabkiisa soo garaacday Ex M/weynihii hore ee Puntland Faroole(Cawskii Gurigiisa ka baxayay ayuu ku fasaxay inay cunto:Qalinkii:Sawirada Maanta ee Sh-Media

2016-12-30 10:14:43

Mucjiso Garoowe ka dhacday iyo Qaalin Yar oo Geel ah oo baadi ah rafaad iyo gaajana ka muuqdo oo albaabkiisa soo garaacday Ex M/weynihii hore ee Puntland Faroole(Cawskii Gurigiisa ka baxayay ayuu ku fasaxay inay cunto:Qalinkii:Sawiradda Maanta+Kaameerada Wareegta.

Waxaa cajiib ah Qaalintaas inay soo dhaaftay dhamaan guryihii Garoowe ku yaalay,waxaana dhacdadan lagu tilmaamay Mucjiso.

Shacabkamedia-Jinja-Ugandha

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

 

Comments

Opinions