Daawo:Qaabkii ay u dhacday doorashadii Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland ee Australia:Xigasho:Mahad Shakiib Sh Maxamuud

2016-12-28 08:58:51


Xaflad si balaaran loo soo qaban qaabiyay oo ay ka soo qayb galeen dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa lagu doortay hogaanka jaaliyada.


Doorashadaan oo mudo howsheedu socotay ayaa nasiib wanaag  galabtay soo idlaaday natiijadeedii iyadoo halkaas lagu doortay gidoomiye Said Shiinle.


Mudane Yaxye oo latartamayay gudoomiyaha ladoortay baa isagu aqbalay natiida doorashada oo ay goobjoog ka ahaayeen masuuliyiin ka socda dowlada Puntland iyo kuwo horay xilal uga soo qabtay dalka. Aqoonyahan iyo waxgarad waxayna kusoo idlaatay sidii loogu tala galay

Daawo:Qaabkii ay u dhacday doorashadii Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland ee Australia:Xigasho:Mahad Shakiib Sh Maxamuud:

Daawo:Qaabkii ay u dhacday doorashadii Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland ee Australia:Xigasho:Mahad Shakiib Sh Maxamuud:

Shacabkamedia-Jinja-Ugandha

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

Comments

Opinions