(Original-Documenti+Saxiixii Madaxdii Puntland ee Muqdisho oo ku biirtay Somaliland(Cameey,Ilka-Jiir iyo Jangali oo codisigii Gaas aqbalay una doodaya 3-dii Xildhibaan ee Dhulbahante iyo Warsangali in la siiyo Somaliland

2016-12-24 08:24:29

(Original-Documenti+Saxiixii Madaxdii Puntland ee Muqdisho oo ku biirtay Somaliland(Cameey,Ilka-Jiir iyo Jangali oo codisigii Gaas aqbalay una doodaya 3-dii Xildhibaan ee Dhulbahante iyo Warsangali Beesha Isaaq in la siiyo.

Horaan Shacabka Puntland uga dignay Wiilka-Dhuusamareeb ee Diintiisa tahay Lacag oo horey Xuduuda GalMudug ka dhigay Buurtinle oo Nugaal ah,inuu hadana Muqdisho oo 3-Usbuc uu fadhiyo uu ka shaqeeyay sidii Puntland oo horey u hoos fadhiday Xamar,inuu markana qeybo ka mid ah hoos-geeyo Somaliland,maadaama jeebkiisa lala hadlay.

Hoos ka akhriso Madaxdii Puntland ee Muqdisho 3-da Usbuuc fadhiya oo Somalland ku biiray:

 

Shacabkamedia-Jinja-Ugandha

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

Comments

Opinions