Geeri naxdin badan:Habaryar Faadumo Maxamuud Firin oo Gaalkacyo ku geeriyootay iyo Tacsi loo dirayo(Reer Firin Cumar Cali)

2016-12-20 09:12:08

Inaa li-laahi waa inaa ileyhi raajicuun,Geeridu waa Xaq qofkasta oo anaga naga mid ah sugeysa,ma dhinte waa Allaah,waxaan Tacsi Tiiraanyo leh u diraynaa Reer Firin Cumar Cali,geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Habaryar Faadumo Maxamuud Firin oo xalay Gaalkacyo ku geeriyootay..

Qoyskii iyo Qaraabadda ay ka geeriyootay Marxuumadda,qaasatan caruurteeda Samir iyo Iimaan Allaha ka siiyo,Qabrigeeda Allaha u Nuuriyo,Janadii Fardawsana Allaha ka waraabiyo Aamiin yaa Rabbi.

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-X─▒shoono

Email:Shacabkamedia@live.com

Comments

Opinions