Raga Soomaalida oo loo codeeyay Afrika inay yihiin Dadka ugu quruxda badan(Hambalyo)

2016-10-21 00:18:40

Baaritaano lagu sameeyeen quruxda iyo muuqaal wanaagsa raga qaarada Africa, ayaa laga soo doortey 10 wadan oo la sheegay iney yihiin kuwo

ragooda ay ugu quruxda badanyihiin Afrika. Raga Soomaaliyeed ayaa la isku raacey iney galaan kaalinta 1-aad, sidaasna ku noqdaan kuwo ugu quruxda badan qaarada Afrika oo dhan.
Tobanka wadan ee top 10 noqdey waxey kala yihiin:

1) Somalia 2) Ethopia 3) Rwunda 4) Nigeriya 5) Cape-Verde Islands 6) Angola 7) South Africaa 8) Kenya 9) Ghana.
Haweenka soomaaliyeed, kuwooda nagu wareeriyey Romantic iyo 6-pack, ogaada inaad heysatiin raga ugu muuqaalka qurxoon Afrika oo dhan, kuna qanacsanaada

Source:Norsomnews

Xigasho:The 10 African Countries With Most handsome Menn 2016

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

Comments

Opinions