Mujaahid Reer Markood ah ayaa isku qarxiyay General Goobaale oo gacanta Mujaahidiinta ku baxay iyo Indhacadde oo dirqi nooga baxsaday:Web taageera Argagaxisada Alshabaab(Shacabka Sh/Hoose oo ku farxay dilka Shaqsi Biyaha Webiga ka iibin-jiray)

2016-09-18 17:08:20

Web taageera Argagaxisadda Alshabaab ayaa ku faanay Wiiil Dhalinayaro ah Reer Markood ah inuu ku dhuftay Gaarigiisa iskuna qarxiyay ,Gaaari uu saarnaa General Goobaale,isagoo halkaas ku dilay Generaalka iyo ilaaladiisa tiradooda 8-lagu sheegay,waxaana Wiilkan Mujaahidka ay ku tilmaameen,inuu muddo qorsheynayay inuu Shacabka Sh/hoose Shaqsi dhibaato iyo gabood fallo ku hayay muddo 25-sanno ah,waxayna ku faaaneen Argagaxisadda Mujaahid Reer Markood ay ku sheegeen in loo diyaariyay,khaarajinta General Indhacadde oo dirqi uga baxsaday dilkii Goobaale,oo Argagaxisada ay qorsheysay 2-dan Shaqsi ee Generaalnimadda loo dalacsiiyay laguna abaal-mariyay dhibaatadda ay ku hayaan Shacabka Shabeelada-Hoose.

Magaaladda Marka ayaa alalaaska iyo farxad is qabsatt,markii uu gaaray xogta sheegaysa dilka General Goobaale,waxaana hadal-heynta ugu badan Magaaladda Marka noqotay,dilka Goobaale oo Shacabka Sh/Hoose ay ku xasuustaan,isaga iyo indhacadde iibintii Biyaha Webiga

Dhanka kale Yuusuf Siyaad Indhacadde aya dirqi ku baxasday,waxaana uu dhawr talaabo gaarigiisa u jiray,halka lagu qarxiyay Gaariga General Goobaale,waxaana la filayaa dilka General Goobaale inay sida caadiga ah cambaareeyaan.

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-X─▒shoono

Email:Shacabkamedia@live.com

Comments

Opinions